Sidee Loogu Guuleystaa Waxbarashada?
Sidee loogu guuleystaa waxbarashada? Waa su’aal ay isweydiiyaan arday badan maanta. Guusha waxbarashadu ma aha nasiib, balse waa qorshe, dadaal joogto ah, iyo hab waxbarasho sax ah. Qoraalkan waxa uu ku siinayaa talooyin wax ku ool ah oo kaa caawinaya inaad gaadho guul waxbarasho. 1. Samee Yoolal Cad dadbadan ayaa isweydiinaya sidee loogu guuleystaa waxbarashada?…