Crypto Halal Miyaa Mise Waa Xaaraan?
Hordhac Crypto Halal Miyaa Mise Waa Xaaraan? inataynan ka jawaabin Sanadihii ugu dambeeyay, lacagaha dijitaalka ah (cryptocurrency) sida Bitcoin iyo Ethereum ayaa si weyn ugu fiday dunida. Dad badan ayaa ka faa’iidaysanaya, halka kuwo kalena ay ka welwelsan yihiin khatarta ku jirta. Laakiin Muslimiinta waxay isweydiinayaan su’aal muhiim ah: Crypto halal miyaa mise waa xaaraan?…