10 waxyaabood ka agow lacagaha kiribto ka hor intaadan maalgashan-2026
1. Waa Maxay Cryptocurrency? Fahamka Blockchain Lacagaha kiribto Cryptocurrency waa lacag dijitaal ah oo ku shaqeysa teknoolojiyad la yiraahdo blockchain. Bal qiyaas buug xisaabeed weyn oo ay wada arki karaan kumanaan kombiyuutarro oo adduunka ku kala yaal—taas ayaa ah blockchain. Markasta oo lacag la is dhaafsado, xogtaas si toos ah ayaa loogu diiwaangeliyaa nidaamkan, mana…