10 shaqo oo online oo soomalidu guriga ku qaban karaan
10 shaqo oo online oo soomalidu guriga ku qaban karaan maxay yihiin? Internet-ku maanta wuxuu qofka siinayaa fursado badan oo uu ku baran karo xirfad, ku heli karo macaamiil, ama ku bilaabi karo ganacsi isaga oo gurigiisa jooga. Qofku mar walba uma baahna xafiis weyn ama shirkad uu shaqaale ka noqdo si uu online lacag…