galaysaneacademy.com

Cryptocurrency Full Course Afsomaali

Uncategorized
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Koorsadan Cryptocurrency-ga ah waa barnaamij dhamaystiran oo ka bilaabma heer bilow ilaa heer sare, loona diyaariyey ardayda Soomaaliyeed si ay si fudud ugu fahmaan lacagaha dijitaalka ah iyo tiknoolajiyada blockchain.

Koorsadu waxay sharxaysaa waxa uu yahay cryptocurrency, sida uu u shaqeeyo blockchain, iyo sida loo isticmaalo lacagaha sida Bitcoin iyo altcoins kale. Waxa kale oo lagu baranayaa sida loo sameeyo wallet, loo furo account exchange, loo iibsado loona iibiyo crypto si ammaan ah, iyo sida looga digtoonaado khiyaamooyinka (scams).

Course Content

Module 1

  • Buugga Bilowga dhaqaalaha cusub ee Kiribto pdf
  • waa maxay Centralized exchanges,sidee u shaqayeeyaan
    11:55
  • waa maxay decentralized exchanges (DEX),sidee u shaqayeeyaan
    14:52

Module 2

Module 3

Module 4

Module 5

Module 6

Module 7

Module 8

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet