galaysaneacademy.com

Social Media Marketing Course

Uncategorized
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Sharaxaad Kooban — Social Media Marketing Course

Koorsadan waxay ku baraysaa sida loo kobciyo ganacsi ama sumad adigoo adeegsanaya baraha bulshada. Waxaad baran doontaa abuurista content-ka, fahamka dhagaystayaasha, xayeysiinta, iyo cabbirka natiijooyinka si aad si wax ku ool ah ugu suuq-geyn karto online-ka. Waxay ku habboon tahay qofkasta oo doonaya bilowga xirfado suuq-geyn dijitaal ah.

What Will You Learn?

  • Fahamka aasaaska Social Media Marketing
  • Sida loo abuuro content soo jiidasho leh
  • Sida loo ogaado loona beegsado dhagaystayaasha saxda ah
  • Maamulka bogagga ganacsiga ee baraha bulshada
  • Sida loo sameeyo xayeysiin fudud (ads)
  • Kobcinta followers-ka iyo engagement-ka
  • Falanqaynta natiijooyinka iyo isticmaalka insights
  • Dhisidda istaraatiijiyad suuq-geyn oo fudud

Course Content

Casharada koorsada Social Media Marketing

  • Hordhaca koorsada
    07:36
  • Sida Facebook Page loo samaysto
    10:07
  • sida logo(sumad) iyo cover facebook page ah loo samaysto
    09:34
  • sida loogu dhiso post quruxbada appka canva
    08:09
  • sida facebook page loogu xiro whatsapp
    03:47
  • sida xayaysiin loogu xiro facebook page-kaaga part 1
    08:06
  • sida xayaysiin loogu xiro facebook page-kaaga part 2
    08:05
  • Whatsapp business sidee looga faaidaystaa ganacsi ahaan
    09:43
  • sidee loo samaystaa business instagram account part 1
    09:31
  • sidee instagram business account loo samaystaa oo loo isticmaalaa part 2
    07:10
  • sidee instagram busines account xayaysiin loo saaraa part 3
    11:48
  • sidee tiktok business account loo furtaa, loo isticmaalaa,loogu xirtaa barahaaga bulshada
    10:12
  • sidee loo furtaa Waafi mastercard si aad xayaysiinta ugu bixiso
    10:11
  • sidee loo isticmaalaa waafi mastercard
    01:29

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet