About Course
Baro xirfadaha E-commerce iyo Social Media Marketing adigoo fahmaya sida loo isticmaalo Alibaba iyo SHEIN si ganacsi online ah loo bilaabo loona kobciyo.
Koorsadan waxay ku baraysaa xeelado suuq-geyn dijitaal ah, dhisidda brand, iyo soo jiidashada macaamiil cusub. bilow safarkaaga ganacsi ee casriga ah maanta, oo ka faa’iidayso fursadaha suuqa caalamiga ah!
Course Content
casharada koorsada
-
faham guud oo ku saabsan suuqa Alibaba
07:53 -
sida suuqa Alibaba lays kaga diwaanegliyo
12:31 -
sida loola xiriiro, layskaga hubiyo shirkada alaabta ku iibineysa suuqa Alibaba
12:19 -
Sida alaabta loo iibsado oo lacagta loo bixiyo,loona helo shirkadii kuu soo qaadi lahayd
12:16 -
Sida Facebook Page loo samaysto
10:07 -
sida logo(sumad) iyo cover facebook page ah loo samaysto
09:34 -
sida loogu dhiso post quruxbada appka canva
08:09 -
sida facebook page loogu xiro whatsapp
03:47 -
sida xayaysiin loogu xiro facebook page-kaaga part 1
08:06 -
sida xayaysiin loogu xiro facebook page-kaaga part 2
08:05 -
imtixaan tijoobo ah
-
sidee loo furtaa Waafi mastercard
10:11 -
sidee loo isticmaalaa waafi mastercard
01:29 -
Faahfaahinta suuqa Shein
06:15 -
sida suuqa Shein la is kaga diwaangeliyo
07:34 -
sida alaabta aad rabto looga baaro suuqa Shein
07:29 -
maxaa lagaaga baahanyahay si aad suuqa shein wax uga iibsato
12:21 -
qaabka alaabta looga iibsado iyo sida lacagta loo bixiyo suuqa Shein
17:07 -
Whatsapp business sidee looga faaidaystaa ganacsi ahaan
09:43 -
sidee loo samaystaa business instagram account part 1
09:31 -
sidee instagram business account loo samaystaa oo loo isticmaalaa part 2
07:10 -
sidee instagram busines account xayaysiin loo saaraa part 3
11:48 -
sidee tiktok business account loo furtaa, loo isticmaalaa,loogu xirtaa barahaaga bulshada
10:12 -
Alaabaha ugu faaidada badan ee online lagu iibiyo
09:21